Dooni Xamuul oo siday Gawaari badan oo nuuca Dunida ugu Qaalisan ah oo degtay . 

Doonidaan oo laga lahaa Dalka Talyaaniga kana soo shiraacatay dalka Faransiiska ayaa ku dagtay badweeynta Atlantic-ga , xili ay kusii jeeday Wadanka Brazil muddo todobaad ka hor. Doontan ayaa siday Gawaari tiradooda ay Gaareeyso 2000 oo Gaari ah, kuwaas oo Shirkado kala duwan ay soo saareen , isla markaana ahaa kuwa ugu Qaalisan dunida, dhamaan … Continue reading Dooni Xamuul oo siday Gawaari badan oo nuuca Dunida ugu Qaalisan ah oo degtay .